Daawo: Mid Ka Mida Xubnihii Gudida Doorashooyinka Oo Daboolka Ka Qaaday In uu Iscasilay Iyo Sababta Oo Uu ku Sheegay…
February 3, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xasan Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa xubniha gudida doorashooyinka ayaa sheegay inuu guud ahaan ba iska casilay shaqadii iyo xubinimadii gudida doorashooyinka isagoo sheegay in uu yahay qof muwaadina oo dalkiisa u tudhaya, sidoo kale waxa uu bogaadin u soo jeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay inuu yahay madaxwayne sharciga ku dhaqma islamarkaana waxaan sharciga aan ahayn..