Daawo: Milicsiga Tagtadii Ina Dhaaftay’ Aragtiyihii Siyaasadeed Ee Is Khilaafsanaa Iyo Sidii Madaxwayne Riyaale Uu Gaashanka Ugu Daruuray Xisbiyadii Mucaaridka Iyo Aqoon-yahano Shirar Ku Baaqay
December 1, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mudo haatan laga joogo dhawr iyo tobaneeyo sano oo xiligaa hogaaminta talada dalka uu hayay madaxwayne daahir riyaale kaahin, ayaa aragtiyaha siyaasiga ah ee kala duwan ee mucaaridka iyo muxaafidku isku maandhaafsanaayeen uu madaxwayne riyaale ku maareeyay kuna soo afjaray sharciga iyo qawaaniinta dalka u yaala, tiyoo dhacdooyinka tagtadaa ina dhaaftay ay meelo badan iska shabahaan xaaladaha siyaasiga ah iyo kala duwanaanshaha afkaarta siyaasadeed ee haatan dalka ka jirta.
Halkan ka daawo muuqalada dhacdooyinkii xiligaa iyo doorkii Hogaamineed ee madaxwayne riyaale