Daawo: Muj: Boobe Oo Jawaab Laxaadle Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Qaar Ka Mida Maamulka Farmaajo Hor-joogaha u Yahay
April 13, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mujaahid, qoraa, Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa si laxaadle uga jawaabay hadalo dhalanteed ku salaysan oo ay yidhaahdeen kuwo ka mida maamulka muqdisho, kuwaas oo midno iyo waxaan loo joogin wali ku hadaaqaya.