Daawo: Muj: Boobe Oo Sheegay Hadii Xukuumadu Universal Tv, Wax Ka Qaban Waydo In Bulshadu Go’aan Ka Qaadan Doonta
March 18, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mujaahid, Siyaasi, Qoraa, Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa sheegay in telifishanka Universal oo somaliland duulimaad ku ah aan xukuumadu wax ka qaban ee umadu iska qaban doonto, universal tv oo hargaysa ka hawlgala oo hadana somaliland weerar ku haya.