Daawo: Muuqalada Aragtida Xun Iyo Wax Qabad La’anta Dawlada Hoose Hargaysa
June 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Muuqalka guud ee magaalada hargaysa ayaa indhuhu diidayaan qashinka meelkasta daadsan, taas oo ah shaqadii dawlada hoose ee hargaysa.