marsanews.com
Daawo: Muuqalka Sheekh Saleebaan Oo Raraya Sharaabkii Dhacay Ee Sababay In Xabsiga Loogu Taxaabo
November 29, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Waxa maanta xabsiga loo taxaabay Sheekh Saleebaan oo meherada uu ku leeyahay magaalo xeebeedka berbera ay dawlada hoose ee berbera qaybteeda fayo-dhawrku ka heshay sharaab dhacay oo uu iibinayo.

Maamulka fayo-dhawrka dawlada hoose ee berbera ayaa ka warbixiyay sababta xadhiga sheekh saleebaan, tiyoo gudoomiyaha fayo-dhawrku la hadlay warbaahinta islamarkaana sheegay in xadhiga saleebaan uu ka danbeeyay sharaab dhacay oo uu iibinayay kadib markii aanu is nidhi sharaabka qaada oo isna ganaaxana wuu nala dagaalamay oo sharaabkii ayuu rartya, sidaas wax yidhi gudoomiyaha waaxda fayo-dhawrka dawlada hoose ee berbera, isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu sheegay in sababtaasi ay xadhiga keentay.

Hadaba muuqal arintaas ka marag kacaya ayaa u suurta gashay in shabakada wararka ee marsanews.com ay hesho ee dhugasho wacan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews