Daawo: Ninkasi Waa Reer Awdal Marka Layidhaa Qofna Maskaxdiisa Kuma Soo Dhacawso Jabhadi
November 16, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada somaliland Md, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ku sugan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorame ayaa sheegay in reer awdal dadka dheer yihiin.