Daawo: Odayaasha Madasha Wada-tashiga Oo Dacwad Ka Dhan Ah Golaha Guurtida u Gudbiyay Maxkamada Sare
December 4, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Odayaasha la magac baxay madasha wada-tashiga iyo toosinta oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa sheegay inay dacwad ka dhan ah golaha guurtida u gudbiyeen maxkamada sare, waxa sidaa u sheegay warbaahinta Xasan Guure Jaamac.