Daawo: Odayaashii Degana Halka Uu Ku Yaal Dhulka Muranka Iyo Siyaasada La Galiyay Oo Cadeeyay Cida Mulkiga Dhulkasi Lahayd
October 31, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Odayaasha degan deegaanka uu ku yaal dhulka mudooyinkan danbe muranka siyaasadeed la galiyay ayaa cadeeyay cida leh mulkiga dhulkaas iyo sida uu ku yimid ninka sheeganaya ee dadka haatan degana ka iibiyay, iyagoo intaas ku daray waliba inay ogaayeen dadkan degan markii ay iibsanayeen, balse ay u door bideen qiimo jaban oo laga siinayay awgeed’ ayay yidhaahdeen odayaashaasi.