Daawo: Prof, Samatar Oo Si Adag Uga Hadlay Qadiyada S/land Xili Uu Ku Sugnaa Barlamanka Sweden
December 30, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Proffesor Axmed Ismaaciil Samater, oo sugnaa baarlamaanka wadanka Sweden, ayaa hadal uu halkaa ka jeediyay ku sheegay in somaliland ay u ordayso helista aqoonsi buuxa oo ay ka hesho beesha caalamka isaga oo si xeel-dheeri leh uga hadlay somaliland waxa ay qabsatay iyo somaliya waxa ka jira iyo halka ay maraysaba.