Daawo: Qoys Ka Dalbanaya Xukuumada Inay u fuliso Qaraar Maxkamadi Soo Saartay
October 20, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Qoys ka mida bulshada reer somaliland ayaa xukuumada ka codsaday in loo fuliyo xukun ay maxkamadaha kala sareeyay ee dalku soo saartay sida ay sheegeen.