Daawo: Ramaax Oo Xukuumadu Xabsiga u Taxaabtay Iyo Xisbiga Ucid Oo Bulshada Deegaanka Uu Ka Soo Jeedo Ugu Baaqday Kacdoon
December 26, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xoghayihii Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Ramaax Cali Hayste Oo Hadda Xarunta Danbibaadhista Ee Hargaysa Lagu Xidhay kadib dacwad uga timid dhinaca gudoomiyaha golaha wakiilad oo uu mudooyinkii danbe xoghaye ramaax hadalo meel-ka dhac ah warbaahinta u mariyay.