Daawo: S/land Go’aankii Dib Ula Soo Noqoshada Madax-banaanideedu Waxa Uu Ahaa Mid La Mahadiyay & Foof-daran Habawga Garaadka Maxamed Baashe
March 11, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Dhawaaqa dhiilada leh ee ka soo yeedhay maxamed baashe muu noqon mid guud ahaan ba ay jeclaysteen dhagaha shacbwaynaha reer somaliland, islamarkaana waxa ay ku noqotay mid amakaag iyo fajacba ku abuurtay.