Daawo: Safiirka S/land u Fadhiya Dalka Kiiniya Ayaa Ka Waramay Shirka Maalgashiga Ee Lagu Qabtay Nairobi
November 21, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Safiirka somaliland u fadhiya wadanka kenya Baashe Cawil Ayaa ka warbixiyay shir maalgashi oo somaliland ku soo bandhigtay wadanka kenya islamarkaana ay ka soo qayb galeen.