Daawo: Salaadiinta Ka Gududbta Xuduudka Dhaqanka Ee Qadiyada S/land Dilaasha Talaabo Ayaa Laga Qaadi Doona
April 3, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada somaliland, Md, Liibaan Yuusuf Cismaan, oo warfidiyeenka u waramayay ayaa sheegay in madaxda dhaqanka somaliland qaar ka midi ay caadaysteen in qadiyada somaliland ay dilaalan islamarkaana sharciga lala tiigsan doono.