Daawo: Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Talooyin u Soo Jeediyey Xukumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ah
January 16, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Bulshada ku dhaqan magaalo madaxda jamuuriyada somaliland ee hargaysa oo aragtidooda ka dhiibanayay khilaafka mudada badan soo jiitamayay ee xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada u dhaxeeyay ayaa aragtiyaha ay soo jeedinayaan talooyin ku ladhan.