Daawo: Shaqaalaha Dawlada Oo Digniin Culus La Dul-dhigay
December 15, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha haayada shaqaalaha Farxaan Aadan Haybe oo xafiiskiisa kula hadlay warfidiyeenka ayaa shaqaale waynaha dawlada digniin hawada u mariyay isagoo uga digaya.