Daawo: Sharci Ma Yahay Sifaha Loo Maray Xilka Qaadista Xoghaye Uurcadde?
April 15, 2018 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha saar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, isla markaana kamid ahaa xubnihii guddida fulinta xisbigaasi ee shalay gacanta u taagay codkii xilka lagaga qaaday xoghayaha guud