Daawo: Sheekh Saleebaan Oo Dawlada Hoose Ee Berbera Xabsiga u Taxaabtay Sababo La Xidhiidha Alaab Dhacday Oo Meheradiisu Iibinaysay
November 28, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Sheekh saleebaan oo isagu ahaa maamulihii haamaha shiidaalka berbera xukuumadii madaxwayne silanyo islamarkaana hanti badan xiligaa ka samaystay hantidii qaranka, haatana ah gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka saaxil, ayaa dawlada hoose ee berbera ay ku soo xidhay.