Daawo: Sheekh Saleebaan Oo Laga Joojiyay Masjidkii Uu Qudbada Ka Akhriyi Jiray Iyo Qodobada Ay Wasaarada Diintu u Cuskatay
November 15, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ayaa soo saartay warqad ay ku cadaysay inaan xubinimada siyaasada muxaafid iyo mucaarid midna aanay sharciga waafaqsanayn in khadiib masjid uu noqdo islamarkaana bulshada u jeediyo qudbadaha diiniga ah.