Daawo: Siyaasi C/laahi Jawaan Oo Ku Hambalyeyay Ergadii Dhex-dhexaadinta Go’aamada Ay Soo Saareen Marka Laga Reebo Komishanka Oo Uu Sheegay In Sharciga Loo Eego
December 17, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Siyaasi Cabdilaahi Cumar (C/laahi jawaan) oo ka mida siyaasiyiinta madaxa banaan ee reer somaliland oo warfidiyeenka la hadlay ayaa ugu horayn ku bogaadiyay ergada dhex-dhexaadinta islamarkaana sheegay in qodobka komishanka loo baahan yahay in loo eego sharciga.