Daawo: Siyaasi Ka Soo Jeeda Somaliya Oo Ka Hadlay Xasuuqii Loo Gaystay Shacbiga Reer S/land Iyo Taariikhdii Midawga Ee 1960-kii
March 7, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Siyaasi Cumar Salaad Cilmi Oo ka mida siyaasiyiinta waawayn ee ka soo jeeda somaliya horena ugu soo tartamay jagada madaxwaynaha ee somaliya ayaa ka hadlay dhibkii iyo gumaadkii shacbiga reer somaliland ay baday dawladii kacaanka ee siyaad bare