Daawo: Siyaasi Qabo’ Maxuu Ka Yidhi Furusta Ururada Iyo Qudbadii Madaxwayne Biixi + Kulmiye Cid Iiga Dhaw Ma Jirto Waxaan Ka Xishoonaya Waxan Raga Qaar La Soo Taagan Yihiin
February 19, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka somaliland, xukuumadii madaxwayne silanyo, Md, Qabo oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa ugu horayn ka warbixiyay sida uu u arko furista ururada siyaasada, sidoo kalena sheegay in qudbadii madaxwayne biixi ay ahayd.