Daawo: Somaliland Oo Shaqada Ka Hakisay Hayad Caalami Ah
November 23, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha haayada barakacayaasha somaliland Md, Cabdikariin Xinif, oo xafiiskiisa kula hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay jirto sabab keentay inay shaqadooda hubiyaan.