Daawo: Sul Maxamed C/qadir, Lama Arag Wali Madaxwayne Xidha Madaxwayne Kale
January 5, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Suldaanka guud ee somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir, oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa sheegay inaan la arag madaxwayne xidha madaxwayne kale, isagoo ka hadlayay arinta dacwada la sheegay in faysal cali waraabe laga gudbiyay.