Daawo: Suldaan Luqad Adag kula Hadlay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Salaadiinta Dalka
November 18, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mid ka mida salaadiinta dhaqanka somaliland ayaa si adag ula hadlay axsaabta mucaaridka iyo madaxda dhaqanka somaliland isagoo ku canaantay hadalo ka soo yeedhay qaar ka mida madaxda dhaqanka iyo mudahraadka waddani ku baaqay.