Daawo: Suldaan Maxamed C/qaadir Maxuu Ka Yidhi Gabagabada Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco
March 18, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir ayaa ka hadlay gabgabada shirkii beelaha bariga iyo galbeedka burco uga socday ayaamihii u danbeeyay, shirkaas oo maanta la soo gunaanaday islamarkaana uu suldaan maxamed ka hadlay.