Daawo: Suldaan Maxamed Xirsi Qani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Duleedka Bari Ee Hargaysa + Hadaladii Halkaa Laga Jeediyay
September 7, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Suldaanka guud ee beesha galbeedka burco Suldaan Maxamed Xirsi Qani iyo wafti ka tirsan madaxda dhaqanka beeshiisa oo ka soo kicitimay ceerigaabo ayaa maanta si laxaadle loogu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.