marsanews.com
Daawo: Suldaan Xasan Oo Taageeray Hadal Aan Shacbiga Reer S/land Raaligalin Oo Dhawaan Buurmadaw Warbaahinta Ka Sheegay Iyo Hadalada Duurxulka Leh Ee Uu Siyaasiyiinta Ugu Baanay
March 31, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Suldaan Xasan Sauldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo waraysi khaasa uu la yeeshay telifishanka bulsho ayaa taageeray hadalo boqor buur-madaw uu dhawaan ka sheegay warbaahinta kuwaas oo qaranimada somaliland lidi ku ahaa khuseeyayna wada hadala maamulka somaliya iyo somaliland, sidoo kale suldaanku waxa uu hadalo duur xul ah hawada u mariyay siyaasiyiin aanu magac dhabin balse sida uu sheegay salaadiinta naceb ayuu yidhi, hadalka suldaan xasan oo xiligan turjumaado badan yeelanaya ayaa ah mid aan looga baran taageero inuu la garab istaago shaqsi maamulka farmaajo si qaawan u taageeray kaas oo ahaa buurmadaw.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews