Daawo: Taliska Bilayska Oo Ka Warbixiyay Dablay Tiro Yar Oo Saaka Waabarigii Rasaas Ku Furtay Saldhiga Boorame Iyo Qayb Ka Mida Oo La Soo Qabqabtay
October 28, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Taliska Guud ee ciidamada bilayska somaliland ayaa ka warbixiyay dablay tiro yar oo saaka salaadii subax rasaas ku furay saldhiga dhexe ee magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama.