Daawo: Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Gudomiyaha Xisbiga Wadani
November 17, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Taliyaha Guud ee ciidamada bilayska somaliland oo xafiiskiisa kula hadslayay warfidiyeenka ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo isagu taageerayaashiisa ugu baaqay banaan bax aan sharci ahayn.