Daawo: Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Somaliya Oo Sheegay In Xukuumada Farmaajo Ay Lahayd Go’aankii Qalbidhax Loogu Dhiibay Itoobiya Iyo Isaga Oo Cafis Ka Dalbaday…
January 21, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Taliyihii hore ee hey’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si rasmi ah u shaaciyey cidda laheyd amarkii dowladda Itoobiya loogu gacan galiyey Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan hoggaanka ururka xornimo doonka ah ee ONLF