Daawo: Ururada Bulshada Rayidka Ah’ Maxay Ka Yidhaahdeen Mudo Kordhinta Golaha Wakiilada
November 25, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Dalada midaysa ururada bulshada rayidka ah ee Sonsaf ayaa ka hadashay dareenka ay ka qabaan mudo kordhinta golaha wakiilada ay u samaysay guurtida somaliland.