Daawo: Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Majalada Baadi-goob Iyo Horn Cable Tv
June 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Warbixin aan diirada ku saari doono farqiga tabineed ee u dhaxeeya majalada baadi-goob oo iyadu baraha bulshada uga adeegta xukuumada taagta daran ee farmaajo Iyo telifishanka Horn Cable oo u xuubsiibtay baahinta warbixino ka fog xaqiiqda.