Daawo: Wadanka Jabuuti Oo Laga Hirgalinayo Mashruuca Tamarta Dabaysha Laga Dhaliyo
February 15, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wadanka jamuuriyada jabuuti ayaa laga hirgalinayaa mashruuca tamarta dabaysha laga dhaliyo kaasi oo ay sida jir ah u wada saxeexeen maareeyahay dakadaha iyo aaga cashuuraha ka caagan Md, Abuubakar Cumar Xadi iyo dhinacyadii mashruuca maalgalinayay, munaasibadaas oo ka qabsoontay wadanka jabuuti ayaa ugu horayn uu ka warbixiyay maareeye Abuubakar