Daawo: Wafti Ka Socda Gudida Baarlamaanka Dhalinyarada Afrika Oo Hargaysa Booqasho Rasmiya Ku Yimid
November 21, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wafti uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka dhalinyara afrika ayaa soo gaadhay hargaysa kadib martiqaad rasmiya oo ay ka heleen xukuumada.