marsanews.com
Daawo War-bixin Kooban’ Nolosha Darbijiifka Wiil Yar Oo Muwaadina Oo Waayaha Noloshu Ku Lamaanaysay Inuu Saaxib La Noqdo Daanyeer
September 21, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Darbi jiifnimadu waa xaalad adag oo nololeed oo aanay ku talo galin amase aanay dooran mana laha caafimaad iyo mustaqbal midna.

Sanadahan ugu danbeeyay waxaa magaalada Hargeysa si xawliya ugu soo badanaya caruurta darbijiifka ah, kuwaasi oo la daala dhacaya nolosha aan isu miciinka laheyn ee ay ku jiraan.

Iyada wakhtigan hada lagu jiro ay jiraan caruur badan oo ay soo jiidatay nolosha darbijiifnimadu, waxaana sabab u ah, Saboolnimada, geerida walidkooda, burburka iyo kala taga hooyaddood iyo Aabahood,  qaarkood kalana ay duruufta noloshu u saamixi weydo inay guryahooda sii joogaan.

Halkan ka daawo muuqal kooban oo war-bixintaas ah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews