Daawo: Waraysi Khaasa’ Mujaahid Mahdi Nuur (Lixle) Oo Ka Waramay Mid Ka Mida Hawlgaladii SNM Ee Magaalada Hargaysa 1986-kii
June 9, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mujaahid Mahdi Nuur Maxamed (Lixle) oo ka mid ahaa dhalinyaradii naftood hurayaasha ahaa ee xoogagii SNM ayaa waraysi aanu la yeelanay noogaga waramay hawlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada hargaysa 1986-kii gaar ahaan state house, ka isaga oo mujaahid ku sheegay in hawlgalkaasi guulaystay.