Daawo: Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Cabilaahi Dirawal Iyo Qodobo Xasaasiya Oo Uu Kaga Hadlay
February 19, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Siyaasi Cabdilaahi Xuseen Iiman (Cabdilaahi dirawal) oo ka mida siyaasiyiinta reer somaliland xilal kala duwan oo wasiirnimona ka soo qabtay dalka xukuumadihii Cigaal iyo Riyaale ayaa waraysi xasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya uu la yeeshay telifishanka Saab Tv, islamarkaana uu ku sheegay.