Daawo: Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Si Adag Uga Jawaabtay Dhacdo Fool-xun Oo Ay Ku Sheegtay Inay Been Abuur Ahayd
March 14, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Md, Naasir Caydiid, oo ay wehelinayaan agaasimaha guud ee wasaarada, gudoomiyaha haayada shaqaalaha iyo xubno kale oo shaqaalaha wasaarada ah ayaa si wada jira uga hadlay war baraha bulshada lagu daabacay oo ay sheegeen inuu been abuur ahaa.