Daawo: Wasiir Faratoon’ Anigaa u Yeedhay Madaxwaynaha Markaan Arkay Culayska Shirka + Kulankii Biixi Iyo Farmaajo Oo Uu Ka Hadlay
February 12, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada arimaha dibada Md, Yaasiin Xaaji Xiir (Faratoon) oo ka warbixinayay safarkii madaxwayne biixi iyo waftiga uu hogaaminayaa ay kaga qaybgaleen shirkii afrika ee wadanka itoobiya ka qabsoomay, ayaa wasiir oo warfidiyeenka la hadlay ayaa yidhi sidan.