Daawo: Wasiir Koore’ Maaha In Aad Cod-baahiye u Noqotid Cadawga Somaliland
January 24, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Md, Saleebaan Cali Koore oo ka qaybgalay munaasibad lagu daah-furayay majalad cusub, ayaa halkaa hadalo uu ka jeediyay kula dardaarmay shacbiga reer somaliland, gaar ahaan warbaahinta, isagoo sidoo kalena ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo waliba dimuquraadiyada ay somaliland qaadatay.