Daawo: Wasiir Koore’ Xukuumadu Waxay Awood Sharci u Leedahay Soo Celinta Hantida Dawlada Iyo Tirada Hantida Uu Madaxwayne Biixi Dib u Soo Celiyay
May 11, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta somaliland Md, Saleebaan Cali Koore, oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa sheegay in dawladu ay awood sharci u leedahay soo celinta hantida dawlada ee gacanta shacbiga ku jirt.