Daawo: Wasiir Saajin’ Tabashadu Maha In Qori Lagu Doono Ee Waa In Af Iyo Hadal Lagu Raadshaa
November 2, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada ganacsiga Md, Saajin oo ku sugan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa ka hadlaya arimaha tabashada reer awdal, islamarkaana sheegay in tabasho kasta ay haboon tahay in hadal lagu raadsho ee aan wax abniga xumaynaya lagu helin.