Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Uu Yidhi Badhasaabkii Hore Ee Saaxil
April 14, 2018 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha Md, Saleebaan Cali Koore ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu yidhi badhasaabkii hore ee gobolka saaxil.