Daawo: Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta S/land Oo Taleex Ku Soo Dhaweeyay Ciidan Ka Soo Goostay Puntland Kuna Soo Biiray Ciidamada Qaranka
December 1, 2019 - Written by editor marsan
hargisa:(Marsanews) Wasiirka cusub ee wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta jamuuriyada somaliland Md, Saleebaan Cali Koore oo ku sugan gobolka sool ayaa maanta degmada taleex ku soo dhaweeyay ciidamo ka soo goostay puntland.