Daawo: Wasiirka Gaadiidka’ Masuuliyada Koowaad Ee Qabsoomida Doorashada Waxa Iska Leh Madaxwaynaha + Kor u Kaca Shilalka Gaadiidka Oo Uu Ku Eedeeyay Ciidamada Wadooyinka
October 21, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta wadooyinka Cabdilaahi Obokor oo xafiiskiisa ugu waramayay warfidiyeenka ayaa sheegay in qabashada doorashada uu masuuliyada koowaad leeyahay madaxwaynuhu sidoo kalena ka hadlayay sababta shilalka gaadiidku kor ugu sii kacayaan oo iyana uu eedeeda dhakada ka saaray.