Daawo: Wasiirka Jidadka Oo Sheegay Dhawaaqa Xisbiyada Mucaaridka Ee Doorashooyinka In Aanay Xukuumadu Dhag u Dhigayn
January 21, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor oo xafiiskiisa ugu waramayay mid ka mida warfidiyeenka ayaa sheegay in xukuumadu aanay ku mashquulayn doorasho madhalays ah oo xisbiyada mucaaridku odhanayaan kolba komishankaa ma ogolin.