Daawo: Wasiirka Warfaafinta JSL Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Deegaano Ka Tirsan G/sool
December 5, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta jamuuriyada somaliland Md, Saleebaan Cali Koore oo safar shaqo ku marayay deegaano ka tirsan gobolka sool ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay tukaraq iyo waliba deegaano kale.