Daawo: Wasiirka Waxbarashada’ Buur-madaw Meel Uu Wax Barashada Ka Soo Galo Garan Maaye Horta Ha Soo Barto Xeerarka
September 23, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada waxbarashada oo maanta golaha baarlamka hor yimid ayaa warfidiyeenku suaalo ay waydiiyeen ka mid ahayd buur-madaw oo ka hadlay khilaafka iskuulada gaarka loo leeyahay iyo wasaarada u dhaxeeyay, taas oo uu wasiirka waxbarashadu ku qoslay kagana jawaabay sidan.